kulan looga hadlayay bilicda iyo nadaafada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha arrimaha bulshada magaalada kismaayo Najiib Bare Salaad ayaa Shir gudoomiyay kulan looga hadlayay sare u qadida bilcda iyo nadaafada degmada kismaayo.

Kulanka ayaa waxaa ka qeeybagalay gudoomiyaasha xafaadaha magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.