kulamo xiiso badan oo galabta laga ciyaarayo tartanka Baladweyne

0
23

Baladweyne (Radio Beerlula)- kulamo xiiso badan oo ka tirsan wareega saddexaad ee tartanka kooxaha heerka labaad ee magaalada Baladweyne ayaa galabta ka dhici doonaa garoonka kubadda cagta Laqanyo.

Kooxaha galabta ciyaaraya ayaa qaarkood ka hari doono tartanka maadama la marayo heerkii is reeb-reebka .

Halkan waxaad aqrisataa kooxaha iyo saacadda ay ciyaarayaan.