Kulan looga hadlayay arrimaha dastuurka oo lagu qabtay Baydhabo

0
24

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay arimaha Dastuurka Dalka.

Kulanka oo aay soo agaasintay wasaaradda Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha Koonfur Galbeed iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinya Cabdinajiib Aweys Isaaq