Tababar ku saabsan wada shaqeynta bulshada iyo booliska oo lagu qabtay magaalada Burco

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)- Tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda wadashaqaynta booliska iyo bulshada ayaa  loo furay qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska maagalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qabisay Wasaaradda xaquuqul  Insaanka Soomaalind iyadoo ugu tala galashay in kor loo qado aqoonta ciidanka  booliska Soomaalind.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.