In ka badan 54 arday oo baratay Shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Garoowe

0
63

Baladweyne ( Radio Beerlula )-54 arday oo baratay cilmiga Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Machadka Khadiija bintu Khuweylid ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Garoowe.

Munaasabada shahaadooyiinka lagu gudoonsiinayay Ardayda ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka , Culimo udiin, Macallimiin , Waalidiin, Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay Munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.