Dhalinyarada bartay cilmiga beeraha oo beeraleyda Jowhar ku booriyay inay kordhiyaan wax soo saarka .

0
32

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maagalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa caan ku ah beershada dalagyo ay ka mid yahay Bariiska taasoo mudoyinkii dambe ku yimid hoos u dhac.

Dalagyada iyo qudaarta ka baxo Magaalada Jowhar ayaa loo iib geyaa inta badan gobollada iyo Magaalooyin kale ee dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.