Barnaamijka haweenka ee Radio Beerlula

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Haweenka ee Radio Beerlula waxaa diirada kusaareynaa Haween ku nool Baladweyne oo adeeg Caafimaad usameeyay Barakacayaal ku nool kaamka Guudlaawe ee Baladweyne waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.