Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay halista cudurada ay kala qaadaan xoolaha iyo dadka.

0
69

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cali Cabdulahi Muuse oo kamid ah dhaqaatiirta baratay cilmiga xanaanada xoolaha islamarkana ku nool Magaalada Baladweyne ayaa ku baaqay in laga digtoonado cudurada ay is qaadsiyaan xoolaha iyo dadka.

Cuduradan ayaa waxaa ka mid ah hargabka, Burseelada iyo cuduro kale kuwaasoo inta badan Sababi kara dhimasho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.