Ardey fursado waxbarasho ka helay Iskuulka Al-Fajri ee magaalada Baladweyne.

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 10 arday ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka heshay Iskuulka Al-Fajri oo dhawaan laga hirgaliyey Xaafada Kooshin ee Magaalada Baladweyne.

Ardayda fursadaha waxbarasho ka heshay Iskuulka Al-Fajri ayaa waxa ay isu jiraan Agoon iyo danyar kuwaas oo la bari doono maadooyiinka aas aasiga u ah waxbarashada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.