Kulan looga hadlayay ilaalinta Degaanka oo lagu qabtay Garoowe.

0
50

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay ilaalinta Degaanka iyo ka hortaga Xaalufinta Dhirta.

Kulanka oo shir Gudoomiyay wasiir ku Xigeenka wasaarada Degaanka Iyo isbadalka Cimilada Maamulka Puntland Ayuub Cali Axmed ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaasha Degmooyinka xeebaha leh ee Puntland.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isaaq.