Teendhooyin loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Luuq ee gobolka Gedo.

0
25

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka maamulka Jubbaland ayaa teendooyin u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Luuq ee gobolka Gedo.

Qoysaskan loo qeybiyay teendhooyinkan ayaa ka mid ahaa qoysas ku guryo belay coladii dhawaan ka dhacday degmada Luuq,waxana agabkan soo dhiibtay hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka ee SODMA.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.