Wado muhiim ah oo ku talla magaalada Burco oo dib u dhis lagu bilaabay.

0
12

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowlada hoose ee Magaalada Burco iyo bulshada Xaafadda Oktoobar ayaa bilaabay inay dhisan waddo muhiim ah oo ku taalla xafaaddan taasoo lagu dhisayo iska wax u qabso ah.

Wadadaan ayaa cabirkeedu gaarayo 1 KM, waxana ay isku xirta xaafadaha kale duwan ee magaalada Burco.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.