Dhismaha wadada isku xirta deegannada galbeedka gobolka Hiiraan iyo Baladweyne oo maraysa heer gaba gabo ah

0
85

Baladweyne ( Radio Beerlula )-wadada isku xirta deeganada Galbeedka gobolka Hiiraan iyo Baladweyne oo dhowaan la bilaabay dhismaheda ayaa mareysa heer gabo gabo ah.

Dhismaha wadadaan ayaa muhiim u ah dadka iyo gadiidka iskaga kala goosha maagalada Baladweyne iyo deegaanada galbeed ee gobolka Hiiraan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.