Suuqa xoolaha Gaalkacyo oo xariga laga jaray.

0
61

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xariga kajaray suuqa xoolaha degamada Gaalkacyo.

Madasha suuqa looga jarayay suuqaan ayaa waxaa kusugnaa maamulka degmada Gaalkacyo iyo boqolaal shacab ah.

Warkan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan