Munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna Maxamed oo lagu qabtay Baladweyne.

0
19

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna
Maxamed NNKH.

Munaasabaddan oo lagu qabtay gudaha masjidka bardaha ayaa waxaa ka qeyb galay culumaaudiin iyo boqolaal dhalinyaro ah kuwaasoo soo buux dhaafiyay masaajidka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saney.