Kulan ku saabsan diyaarinta istaraatijiyada bahda garsoorka oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
21

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay kulanka diyaarinta istaraatijiyada bahda garsoorka.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada cadaalada Hirshabeele xubno kasocday Booliska iyo ururada bulshada Rayidka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.