Shirka la-tashiga hay’adaha Galmudug ee arrimaha dastuurka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
51

Baladweyne ( Radio Beerlula )-

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axamed Cabdi kaariye qoor qor iyo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin ayaa magaalada Dhuusamareeb si wada jir ah uga daah furay shirka la-tashiga hay’adaha dowlad goboleedka Galmudug ee arrimaha dastuurka.

Shirka ayaa diirada lagu saaraya wax ka badelka lagu sameeynayo cutubyada 5aad ilaa 9aad ee dastuurka dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.