Shirka Latashiga Ururada bulshada Rayidkaa ee Dastuurka oo ka furmay magaalada Caabudwaaq

0
46

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirka Latashiga Ururada bulshada Rayidka  ee soo jeedinta wax-ka-bedelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee Dastuurka ayaa  ka furmay magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay gudiga la socodka Dastuurka wasiiro xildhibaano ururada bulashada iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya  Xaawo Aadan Xuseen