Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Jigjiga

0
35

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu soo gabagabeyay tartan kubadda cagta ah oo muda 2-bilood ah ka socday magaaladaasi.

Tartankaan ayaa waxaa ka qeeybagalay 22 koxood oo ka dhisan magaalada jigjiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq