Xarun lagau baran doona Farsamada gacanta oo laga daah -furay Muqdisho.

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad xeraga looga jarayay xarunta farsamada gacanta ee Blue SKY Technical oo lagu baran doona farsamada makaanikada iyo korontada.

 

Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ka qeeyb-galay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,masuuliyiin ka socday jamacadaha magaalada Muqdisho iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq