Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
33

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday  dhameeysatay Qur,aanka kariimka kana aflaxay Mac-hadka Daarul xamiid ayaa  logu qabtay magaalada Muqdisho

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Mac-hadka, Waalidiin, Bahda waxbarashada, Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay munaasabadda.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen