Beeraleeyda deegaanka Dowli oo codsaday in laga caawiyo wax soo saarka Beeraha

0
39

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskaashatada Beeralayda Deganka Dowli Ee Gobolka Sanaag ayaa wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Puntland ka codsaday in Laga caawiyo Beerista Dalagyada Kala duwan ee Beeraha Cagaf Cagafta lagu falo iyo Matoorro ay ku waraabiyaan dalagyada.

Beerleeyadaan ayaa Beerahoodi waxaa Saameeyay Roobab waday daadad oo ka da’ay deegaanka Dowli.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud