Kulan looga hadlayay ka faaidaysiga biyaha oo lagu qabtay Hargeysa

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Agaasinka Cafimaadka Gobolka Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axamed Maxamuud ayaa maanta Tababar u Furay qaaar kamid ah shaqaalaha Cafimaadka kuwaasi oo ka kala socoday 13-Ispitaal oo kuyaalo magaalada muqdisho.

Tababarkaan ayaa lagu barayaa shaqaalaha sida ugu hufan ay bulshada ugu adeegi lahaayeen iyo sida loo aruuriyo xogta bukaanada imaanayo isbitaalada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan