Arday baratay xifdinta Quraanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadan ay ku qalin jabinyeen ardayda baratay Xiftinta Quraanka Kariimka kana aflaxday machadka abuubakar sadiiq ayaa lagu qabtay maagalada Baladweyne

Waxana ka qeyb galay mamulka machadka  walidiin macalimiin ardayda Munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen