Buug ku saabsan horumarinta dhaqaalaha Iyo afka Soomaaliga oo lagu soo bandhigay Garoowe.

0
33

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa lagu soo bandhigay Buugaag ka hadalaya dhaqaalaha dalka horumarinta afka Soomaaliga iyo kuwo kale oo ku saabsan dhaqanka iyo suugaanta.

Munaasabadda waxaa kasoo qeeybgalay maamulka degmada Garowe madaxda xarunta Buugaagta Dhaxalreeb iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.