Dharka ha i wareerinta oo il dhaqaale u noqday haween ku nool Baladweyne.

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Faadumo Aadaan Xuseen oo ah hooyo ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameeysatay fursad Ganacsi taasoo ah iibinta dharka loo yaqaano ha I wareerinta taasoo ay nolosha caruurteda ku maareyso

Hooyo faadumo ayaa dharka ka keento magaalada Muqdisho taasoo ay ka soo iibiso haweenka kale ee guriyaha joogo

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.