Arday baratay xirfadaha gacanta oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
38

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo ay  ku qalin jabinyeen ardayda dhameysay barashada xirfadaha iyo culuumta shareecada kana aflaxday Mac,hadka Barashada culuumta shareecada ee Minhaal ayaa lagu qabtay maagalada burco ee xarunta gobolka togdheeer.

Waxaa ka qeyb galay maamulka mac,hadka waalidiin macalimiin ardayda Munasabada loo qabtay iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo  haya Xaawo Aadan Xuseen