Arday kaalmaha hore ka gashay imtixaanka shahaadiga ah oo abaal marin lagu guddoonsiiyay Hargeysa.

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee iskuulka Nuuradiin.

 

Munaasabadda ardayda abaalmarinada lagu gudoonsiinayay ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka iskuulka,culuma udiin,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warkan waxaa inoo  haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq