kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Aadan Yabaal

0
61

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Amniga Hirshabeelle ayaa  degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe ku qabatay kulan looga hadlayay sidii loo xoojin lahay wada shaqeynta bulshada iyo laamaha amaanka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan wasaaradda amniga Hirshabeelle, maamulka degmada, ururkada bulshada iyo marti sharaf kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.