Shirweynaha sanadlaha ah ee Bankiyada dalka oo ka furmay Muqdisho

0
41

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga dahfuray shirweynaha sanadlaha ah ee Bankiyada dalka .

Waxa ka qeeybgalay dhamaan madaxda Bangiyada, wasiiro, Xildhibaano, ganacsato iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.