Arday baratay cilmiga caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay degmada Matabaan

0
48

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadan ay ku Qalin jabinayeen in Ka badan 20 Arday oo Baratay cilmiga Caafimaadka kana aflaxay Machadka Hanaan institute ayaa lagu Qabtay  Degmada Matabaan.

Waxaa ka qeyb galay maamulka machadka  walidiin macalimiin ardayda Munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen