Haween ku nool Baladwayne oo abuurtay fursad ganacsi

0
42

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo kunool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay in ay abuurtaan fursado shaqo taasi oo ah ka Ganacsiga uunsiga iyadoo nolosha Reerkooda ka maareeyo iibinta Uunsiga.

Unsigaan ayey kuwareejiyaan Haweenkaan xaafadaha magaalada Baladweyne iyo Suuqyada magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.