Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabaya diiwaangelinta qoysaska ku nool Muqdisho.

0
38

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabayaan diiwaangelinta dadweynaha iyo Qoysaska ku nool Magaalada Muqdisho.

Diiwaangelintan ayaa si toos ah dhawaan looga bilaabaya dhamaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan