Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Jalalaqsi

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururada dhalinyarada iyo sports Ka dagmada jalalaqsi ayaa maanta olole nadaafadeed oo iskaa wax u qabso ah Ka bilaabay buundada dagmada jalalaqsi.

Ololaha ayaa  intii uu socday waxaa qashin badan looga saaray buundada oo marin muhiim ah bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.