Aqoon is weydaarsi ku saabsan Barnaamijka ku shaqaaleeysiinta wax soo saarka miyiga oo lagu qabtay Muqdisho

0
29

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan ansixinta Barnaamijka ku shaqaaleeysiinta wax soo saarka miyiga.

Aqoon is weydaarsigaan oo aay soo agaasintay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeeybagalay Agaasimiyaal ka tirsan wasaaradaha XFS iyo xubno Hay’adda FOA.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.