Dhalinyaro iyo ganacsato isxilqaamay oo olole dib u dayactir ah ka sameeyay wadada laamiga ee dhexmarto Beledweyne.

0
49

Beledweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyarada iyo Ganacsatada magaalada Baladweyne ayaa isku xilqaamay olole dib u dayactir ah oo luga sameeyaayo wado laamiga oo dhexmarto Beledweyne.

Wadadan ayaa waxaa dhibaato badan ku qabay gaadiidleeyada kale duwan ee ka shaqeeyo magaalada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.