Dhallinyaro shaqo abuur ka helay isbitaalka Ala-amin ee Baladweyne

0
33

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 20 dhallinyara ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa fursado shaqo ka helay Isbitaalka Ala-amin ee Baladweyne kaasi oo dhawaan la hergeliyay.

Dhallinyaradan ayaa shaqadan usoo galay tartan iyadoo ay kasoo gudbeen imtixaan laga qaaday .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.