Tababar ku saabsan xaquuqda aadanaha oo lagu qabtay Baladweyne.

0
56

Beledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa laga daahfuray tababar Kusabsan Xuquuqul aadanaha.

waxaa ka qeeybgalay saxafiyiin ,laamaha amniga gaar ahaane booliska iyo xubno kasocday Garsoorka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.