kulan looga hadlayay mashruuc wax looga qabanayo Abaaraha iyo Fatahaadaha oo lagu qabtay Baydhabo

0
44

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xuseen Maxamuud Shekh Xuseen ayaa gudoomiyey kulankaan oo lagu qabaty magaalada Baydhabo isla markaana looga hadlayey Dardargelinta Mashruuca (BRCIS) oo ah Mashruuc wax loogu qabanayo Dadka Saamaynta ku yeelatay Abaaraha iyo Fatahaadaha .

kulanka waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka socday hay,adaha iyo xubno kamid Wasaaradaha maamulka koonfur galbeed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.