Maamulada Degmooooyinka gobolka Nugaal oo lagu wareejiyay gaadiidka gurmad ka deg deg ah

0
61

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda caafimaadka Dowlad goboleedka Puntland ayaa degmooyinka gobolka Nugaal ku wareejisay 6gaari oo Ambulus ah kaasoo loogu talagalay in loogu adeego hooyada iyo dhalaanka ku nool degmooyinka iyo deeganada hoosyimaada.

Wareejinta gaadiidka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday maamulada degmooyinka loogu tala galay gaadiidkan iyo masuuliin kamid ah wasaaradda caafimaadka Puntland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.