mashruuc lagu taakuleeynayo carruurta agoonta ah oo laga daahfuray Muqdisho

0
26

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru doowlaha wasaarada arrmiha gudaha XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taakuleeynayo laguna kafaala-qaadayo carruurta agoonta ah.

Munaasabada daahfurka waxaa ka qeeybgalay safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaliya gudoomiyaha hay,ada Sodma iyo madaxda hay,ada Qatar Charity.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.