Isbitaalka Shacab ee Baladweyne oo soo kordhiyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah.

0
35

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka shacab ee maagalada Baladweyne ayaa bulshada u soo kordhi adeeygo cafimaad oo bilaash ah kuwasoo dadka ay baahi weyn u qabeen

Adeegyada cafimaad ee bilaashka ah ayaa waxaa ka mid ah qeybta dhalmada qeybta talaalka caruurta iyo qabta sheeybaarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.