Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabadan 100 arday oo dhameeysey Qur’aanka kariimka iyo higaanda islamarkaana ka aflaxday machadka Tawxiid ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Burco.
Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


