In kabadan 164 arday oo dhameeyay qur’aank kariimka oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
142

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka soomalind ayaa lagu qabtay munaasabadda ay ku qalin jabinaayeen in kabadan 164 arday oo bartay xirfadaha farsamada gancanta sida cunto karinta harqaanka iyo cilaan saarka islamarkaana ka aflax mac Abuu Hureyra ee magaalada hargeysa.

munaasbadda ayaa waxaa ka sooqayb galay maamulka iskuulka waladiin macalimiin ardayada qalin jabinaysay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.