Inkabadan 2000 qoys oo raashiin loogu qaybiyay Magaalada Boosaaso.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qoysas ku nool Magaalada Boosaaso ee xaruunta gobolka Bari ayaa loo qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta Bur, Bariis iyo Timir taas oo ka timid Hay’adda kheyriga ah ee DP World Foundation oo ay usoo wakiilatay Hayada Tadaamun.
Deeqdaan raashin ayaa waxa ka faaidaystay Danyar, agoon, iyo dadka ay abaaruhu saameeyen.

Qeybinta deeqdan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas,uuliyiin ka socday maamulka putland iyo madax ka socotay hayada Tadaamun.

Warbixintan waxa soojedinaya Bilaal Daahir Waaneey.