Inkabadan 30 saxafi oo tababar loogu qabtay magaalada Hargeysa.

0
190

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka Haweenka Suxufiyiinta ee Wija ayaa tababar saddex maalmood u socda u soo gabagabeeyaay 30 Saxafi oo ku nool magalada Hargeysa waxna ka qeyb galyay Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliland.

Tababarka ayaa lagu barnayay sidii ay Haweenka ugu shaqeyn lahayeen xirfada kamirada iyo fagaaro ka hadalka.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.