Inkabadan 300 qoys oo kismaayo loogu qeybiyay burjukooyinka lagu karsado raashiinka

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda Deegaanka iyo dalxiiska Jubbaland ayaa 300 qoysaskan oo ku nool xaafadaha Farjano,Calanley iyo Faanoole ee magaalada Kismaayo u qeybisay burjukooyinka dhuxusha beeyqaamiya kuwaasi oo loo isticmaalo karinta cuntada si looga hortago xaalufinta deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.