In kabadan 40 suxufi oo tababar looga daahfuray Muqdisho.

0
103

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inakabadan 40 Suxufi oo ka howlgala wasaaradda warfaafinta XFS iyo Warbaahinta madaxa banaan ee dalka ayaa magaalada Muqdisho looga daahfuray Tababar ku saabsan Ilaha rasmiga ah ee laga helo wararka, mabaadii’da Anshaxa iyo badqabka Suxufiinta.

Daahfurka tababarka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta XFS mudane C/llaahi Xayir Ducaale , Suxufiyiin iyo qaar kamid madaxda Warbaahinada Magaalada Muqdisho.

Warbixintaanwaxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.