Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 400 arday oo ka qalin jabiyay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Boosaaso ayaa munaasabad qalin-Jabin loogu qabtay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari.
Waxa kasoo qeybgalay munaasabada Maamulka Jaamacadda, Wasiiro ,Xildhibaano iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player