Inkabadan 50 haween danyar oo ku nool magaalada muqdisho oo la gaarsiiyay deeq lacageed

0
108

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hey’adda Hormuud Salaam foundation ayaa deeq Lacageed, gaarsiisay 50 Haween ah oo danyar ah isla markaana laga soo kale xulay dagmooyinka gobalka Banaadir ee Magaalada muqdisho.

Hey’adda Hormuud Salaam foundation ayaa deeqdaan lacageed uga tala gashay inay afur ka dhigtaan haweenkaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.